Wararka Maanta

DEG DEG DAAWO : Mid Kamid ah Wasiiradii Shalay La Magacaabay oo Shaaciyay Arin Halis Ku ah Madaxweyne Farmaajo…

Wasiirkan ayaa sheegay in ay jiraan arin halis ku ah madaxweyne farmaajo

Qeybta Wararka Maanta

Madaxweyne Farmaajo oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Nairobi “Arag Sawirada”

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhoweyd ka degay magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo booqasho rasmi ah ay uga bilaabatay. Madaxweyne Farmaajo ayaa

Continue Reading »

Wararka Maanta Archives

ARAG SAWIRADA : Ciidanka Jubbaland oo Gacanta Ku Dhigay Walaxaha Qarxa iyo Watay oo Sir Culus Shaaciyay
- Mar 22, 2017
Ciidamada Sirdoonka iyo Nabadsugidda maamulka Jubaland ayaa magaalada Kismaayo ee Xarunta maamulka Jubbaland ku qabtay mid kamid ah Maleeshiyaadkii Qaraxyada ku diyaarinaayay Guri ku yaalla xaafadda Farjanno ee magaalada Kismaayo. Ciidamada ...
WAR DEG DEG AH : Qarax Culus oo Goordhaw Ka Dhacay Kismaayo iyo Faah faahinta
- Mar 22, 2017
Waxaa faah faahin dheeraad ah laga helaayaa Qarax duhurnimadii maanta ka dhacay xaafada Faanoole ee Magaalada Kismaaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose. Qaraxan ayaa ka dhacay Guri ku yaalla xaafada Faanoole ...
DEG DEG : Qarax Xoogan oo Hada Ka Dhacay Muqdisho iyo Khasaaraha Ka Dhashay
- Mar 22, 2017
War degdeg ah oo hada soo dhacay ayaa sheegaya in Xafaada Towfiiq ee degmada Yaaqshiid Gobalka Banaadir uu ka dhacay qarax aad u xoogan waxaana kasoo baxaya faah faahin dheeraad ...
DEG DEG : Madaxweynaha Puntland oo Garowe Kaga Dhawaaqay..
- Mar 22, 2017
adaxweynaha dowldda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta kusoo laabtay magaalada Garaowe ee caasimadda Puntland, kadib markii uu soo gabagabeeyay socdaalkiisii dibada. Shir jaraa’id oo uu madaxweynuhu ku qabtay madaxtooyada ...
DEG DEG : Dagaal Xoogan oo Ka Socda Duleedka Magaalada Muqdisho..
- Mar 22, 2017
Wararka naga soo gaarayo degaanka Sarakuusta ee duleedka Muddisho ayaa ku waramaya in halkaasi waxyar ka hor iska hor imaad uu ku dhexmaray ciidamo kawada tirsan dowladda oo ku sugnaa ...
Dowlada Mareykanka oo War Deg Deg ah Kasoo Saartay Magacaabista Golaha Wasiirada Somalia
- Mar 22, 2017
Dowladda Mareykanka ayaa si weyn u soo dhaweysay Magacaabistii Golaha Wasiirada cusub ee Soomaaliya ee uu shalay ku dhawaaqay Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. War lagu baahiyay howlgalka Mareykanka ee ...
DEG DEG : Kala Carar Ka Bilowday MId Kamid ah Xaafadaha Magaalada Muqdisho iyo Ciidanka Dowlada oo…
- Mar 22, 2017
Ciidamada Dowlada soomaaliya ayaa saakay waxaa ay howlgal gaar ah ka wadaan Magaalada Muqdisho gaar ahaan xaafado ka tirsan Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir. Howlgalka ayaa ah Mid gaar ah waxaana ...
DEG DEG : Wasiirkii Labaad oo iska Casilay Xilka Loo Magacaabay ee Golaha Wasiirada Somaliya
- Mar 22, 2017
Mid ka mid ah Wasiiru dowlayaashii shalay uu magacaabay Ra’isul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa ku dhawaqay in uu iska casilay xilkii shalay loo magacaabay. Wasiiru dowlaha Iscasilay ayaa lagu magacaabaa ...

Next Page »