Daawo Muuqaal : Fanaanka Faarax Murtiile oo Si Toos ah u Aflagaadeeyay Koonfurta Somaliya iyo Naceybka uu u Qabo Somalida..

Fanaanka Faarax Murtiile oo kasoo jeeda magaalada Burco, Islamarkaana ka mid ah dadka ay ku Fogaatay Soomaali Nacaybku ayaa Weerar ku qaaday Koonfurta Soomaaliya, Isagoo u soo jeediyey Inay Caqli keenaan.

Halkan ka Daawo Muuqaalka

 


Xafiiska Shabakada Allbanaadirnews.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadirnews@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ads