DAAWO : Universal TV oo Bilowday Barnaamij Lagu Duqeynayo Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas…

Telefishinka Universal ayaa Warbixin ka Diyaariyey Safarada C.wali Gaas oo noqday Madaxwaynihii ugu Safarka Badnaa ee Puntland, Iyadoo si gaar ah loogu Xusay Safarkii uu shalay uga baxay Boosaaso, Xili Abaaro Ba’an iyo Kacdoono ay ka Jiraan deegaaanada Puntland.

RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQALKA

Sidoo kale Safarka C.wali gaas ayaa kusoo beegamaya Odayaal iyo Waxgarad ayaa ku guulaysteen inay Qanciyaan Ciidamadii Qabsaday Wadooyinka magaalada Garoowe.
Dhinaca kale Baarlamaanka Puntland ayaa ku sheegay Safarka C.wali gaas mid aad u Tiro badan, Islamarkaana uu dhaqaalo badan ku baxo, Iyadoo aysan Jirin wax Midho dhal ah oo uu kala soo Noqdo.

RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQALKA


Xafiiska Shabakada Allbanaadirnews.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadirnews@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ads