DAAWO VIEO : Puntland iyo Tv-ga Universal oo Maxkamad uga Bilaabatay Magaalada Garowe iyo Qaabka ay Wax u Dhaceen

Waxaa Maxkamada Derejada Koobaad ee magaalada Garoowe ka Furmay Dacwad u dhaxaysa maamulka Puntland iyo Universal TV, Saxafiyiin iyo Qaybaha Bulshada ayaa ka qayb galay dhegaysiga Dacwada.
Qareenka difaacaya Universal Tv Sheekh Siciid Axmed Faarax ayaa Xusay in Sharciga loo Maro Tallaabo kasta oo la qaadayo, Wuxuuna sheegay in Xukuumadu isku darsatay Fulintii iyo Garsoorkii.

Halkan ka Daawo Muuqaalka


Xafiiska Shabakada Allbanaadirnews.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadirnews@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ads