DEG DEG DAAWO : Astaamaha Qiyaamaha oo Lagu Arkay Gacanka Cadan iyo Muuqaal Naxdin Leh oo Laga Soo Duubay….

Admiral Maksimov oo ahaa taliyaha ciidamada badda ee Ruushka qaybta waqooyi oo warbixin sir ah ku kashifay in ciidamada badda ee dunida ee ku qulqulayeey badda Soomaaliya iyo gacanka carbeed iyagoo ku gabanayey la dagaalanka budhcadbadeeda ,iyo argagixisada uu arrinkaas ahaa Been abuur lagu daboolayey dilaac weeyn oo bada kala baray iyo god weyn oo albaab u eg oo ka furmay badda u dhaxaysa Soomaalia iyo Yeman, godkan ayaa biyaha nuugaya wuxuuna dhalinayaa biyo islaba rogaya iyo magnad wax soo jiidanaya waxa kala durkaya qabcadaha dhulka ee qaaradaha isku haya .

HALKAN KA DAAWO MUCJISADA LA ARKAY

 


Xafiiska Shabakada Allbanaadirnews.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadirnews@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ads