DEG DEG : Ra’isul Wasaare Kheyre oo Goordhow Ku Dhawaaqay Hadal Shacabka Somaliyeed aad ugu Farxaan Akhriso

wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa caawa magaalada Muqdisho uga dhawaaqay arrin farxad u ah shacabka ay abaarta saameysay.
R/wasaaraha oo hadda ka qebgalayo barnaamij si live ah uga socdo Telefishinka qaranka SNTV ayaa ka dhawaajiyey deeq ay dowladda ugu deeqaday dadka abaareysan.
R/wasaaraha ayaa ka dhawaajiyey inay dowladda Soomaaliya ugu deeqday dadkii 2.5 tan oo daawo ah dadka abaareysan wuxuuna sheegay inay midaan tahay bilow.
Daawada uu R/wasaaraha ku dhawaaqay ayaa ah midda loogu talagalay shuban biyoodka maadaama uu shuban ka dilaacay meelaha ay baarta saameysay.
Barnaamijkaan ayaa waxaa R/wasaaraha kala qeyb galayo guddiga abaaraha oo uu hormuud u yahay Shiikh Nuur Baaruud Gurxan.


Xafiiska Shabakada Allbanaadirnews.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadirnews@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ads