DAAWO : Gabar La Afduubtay oo Halmar Ka Booday Baabuurkii Lagu Afduubtay “Muuqaal Yaab Leh”

Waa muqaal layaab leh Nin soo afduubtay gabadh 25 jir ah ayaa waxaa uu soo istaagay kaalinshidaal oo ku taal magaalada Avondale ee gobolkaasi Arizona, Mareykanka, halkaas oo uu lacag kala baxayay. Haweeneyda ayaa intii uu gaadhiga ka maqnaa waxa ay iska furtay albaabka oo ay gaardhgii ka booday.

HALKAN KA DAAWO MUUQAAL YAAB LEH


Xafiiska Shabakada Allbanaadirnews.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadirnews@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ads