DAAWO : Nimcaan Hilaac oo Si Xun Loogu Bahdilay Xabsi Ku Yaala Dalka Sudan iyo Muuqaal Naxdin Leh Soo Diray

Maxkamada ku taal Dalka Suudaan ayaa goor dhow waxaa ay xukuntay Fanaanka Caanka ah ee Soomaaliyeed horeyna uga tirsanaa Kooxda Xidigaha Geeska Nimcaan C/ramaan Xasan Hilaac.

HALKAN KA DAAWO NIMCAAN HILAAC

Maxkamada ayaa waxaa ay ku xukuntay Fanaanka In uu bixiyo lacag dhan $1,500 oo Doollar oo lagu ganaaxay iyo in uu mudo 24 saac gudahood dalka suudaan uga baxo.
Fanaanka ayaa lagu wargeliyay hadii uusan Xukunkaas fulin la xiri doono oo lagu xukumi doono markale xabsi 6 billood ah.
Nimcaan Hilaac ayaa ciidamada Booliska Wadanka Suudaan ay xireen kadib markii la sheegay in uu Magaalada Khartuum ku qabanayay Bandhig faneed Dowlada aysan ogeyn.

 


Xafiiska Shabakada Allbanaadirnews.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadirnews@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ads