Daawo Sida Loo Dilay 42 Qof oo Somali ah oo Lagu Dhex Dilay Doonta..”Muuqaal Naxdin Leh”

42 qof oo Qaxooti Soomaaliyeed ah ayaa la dilay markii diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah ay xalay ku weerartay doon ay saarnaayeen xeebaha dalka Yemen.
Dad ka badbaaday weerarka ayaa sheegay inay u socdeen dalka Sudan, ayaga oo ka baxsanyey dagaallada ka socda dalka Yemen oo ay Mudo halkaasi ku Go`doomayn.
Wakiilo ka socda ururka socdaalka adduunka ee IOM ayaa sheegay in qiyaastii 80 qaxooti ah la soo badbaadiyey, islamarkaana loo qaaday magaalada Xudeyda.

Halkan Riix Ka Daawo Muuqaalka


Xafiiska Shabakada Allbanaadirnews.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadirnews@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ads