DAAWO : Wareysi Qiiro Leh oo Laga Qaaday Soomaalidii Ka Badbaaday Duqeyntii Xeebaha Yemen

Dhaawacyada dadkii ka badbaaday Doontii qaxootiga soomaalida ah ay saarnaayeen ee lagu xasuuqay xeebaha dalka yemen ayaa ka hadlay calool xumada wixii ku dhacay.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

Qaar ka mid ah dhaawacyada ayaa lixaad kooda ku waayay rasaas xoogan oo si arxan darro ah loogu rusheeyay waxaana ay hablaha qaarkood si xanuun badan uga sheekeeyeen dadkii halkaa ku dhintay.


Xafiiska Shabakada Allbanaadirnews.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadirnews@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ads