DEG DEG : itoobiya oo Duufaano Siyaasadeed Ku Kicisay Axmed Madoobe iyo Mooshin Xilka Looga Qaado Kadib Markii uu Diiday inuu..

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa waxaa soo wajahday mucaaradad xoogan iyo mooshin culus oo ay wadaan inta badan xubnaha Barlamaanka mamulka Jubbaland.
Sida ay ku heshay Wakaaladda Warkeen.net xog rasmi ah 40-kamid ah xubnaha Baarlamaanka Jubbaland ayaa saxiixay mooshin ka dhan ah madaxweynaha Jubbaland, kaasi oo ay doonayo in gabi ahaanba xilka looga xayuubiyo.
Mooshinkan oo markii hore 26-xilibaan ay u gudbiyeen gudoonka Baarlamaanka ayaa waxaa is hortaagay madaxwayne Axmed Madoobe, waxaana uu xidhay gurigii ay ku shiri jireen Baarlamaanku taasi oo hor seeday in qaar badan oo kamid ah xilibaanada in ay magaalada Kismaayo isaga tagaan.


Xafiiska Shabakada Allbanaadirnews.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadirnews@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ads