DEG DEG : Mid Kamid ah Xildhibaanda Puntland oo Geeriyooday Qarax Loogu Xiray Baabuurkiisa..

C/qaadir Faarax Bootaan oo ka mid ahaa xildhibaanada Puntland ayaa u geeriyooday dhaawac dhawaan kasoo gaaray Qarax Gaarigiisa loogu xiray oo ka dhacay Gaalkacyo.
Sida ay inoo xaqiijiyeen Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland Xildhibaanka oo dhawaaciisa loo qaaday Noirobi ayaa halkaasi maanta ku geeriyooday.
C/qaadir Faarax Bootaan ayaa Qaraxa Gaarigiisa loogu xiray Waxaa kasoo gaaray dhaawac Culus.


Xafiiska Shabakada Allbanaadirnews.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadirnews@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ads