DEG DEG : Qarax Xoogan oo Goordhaw Ka Dhacay Muqdisho iyo Dhaawaca iyo Dhimashada oo…

Qarax xoogan ayaa laga maqlay daqiiqado ka hor Saldhiga Degmada Kaaraan Ee Magaalada Muqdisho.
Qarax waxaa dad goob jooga yaal ah ay ku sheegeen in uu ahaa Bamgacmeed saldhiga lagu tuuray.
Ilaa hadda wax faah faahin intaa kabadan lagama hayo, iyadoo kooxda Bamka tuurtayna ay baxsadeen.
Waa dhacdadii labaad oo amaan dari ah oo caawa ka dhacda degmada kaaraan oo ka mid aheyd degmooyinka ugu nabdoon.
Taliska Booliska iyo kan maamulka Degmada kaaraan weli kama aysan hadlin dilka iyo Bamgacmeedka caawa lagu tuuray Saldhiga kaaraan.


Xafiiska Shabakada Allbanaadirnews.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadirnews@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ads