DEG DEG : Warkii La Sugaayay Golaha Wasiirada oo Lagu Dhawaaqay..(Akhriso)

Madaxweynaha dalka Ghana Nana Akufo-Addo oo dhowaan la doortay ayaa soo magcaabay golihisa wasiiro oo ka kooban 110 wasiir.
Tiradan 110 wasiir, shan iyo konton ka mid ah waa wasiiro buuxa, halka 50 yihiin wasiiro ku xigeeno, afarta soo hortayna, waa wasiiro dawlayaal. Waa wasiiraddii ugu badnaa ee dalkaas yeesho oo ah dalkii ugu horeeyey ee xornimo ka qaata Afrika.
Wasiiradan tirada badan ee la so magcaabay ayaa madaxweynuhu sheegay inay hantidooda la diwaan geliyey.


Xafiiska Shabakada Allbanaadirnews.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadirnews@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ads