DHAGEYSO : imisa Lacag ah ayaa Ku Baxday Safarkii Xasan Sheekh iyo Qoyskiisa ay Ku Aadeen Wadanka Turkiga

Xasan Sheekh Ayaa Maanta Muqdisho ka kaxeysay diyaarad gaar ah oo isaga u kireysan, waxaana diyaaraddaasi ay qaadeysay oo kaliya isaga iyo qoyskiisa.
Xogta lagu kalsoonaan karo oo aan Helnay ayaa sheegaysa cadadka lacagtii ku baxday Safarka xasan shiikh lacag dhan 457$ kun oo doolar, waxaana sidoo kale macquul ah in lacagta ay intaan kasii badato.

Halkan Ka DHAGEYSO Codka Hassan Sheekh

Xasan Sheekh ayaa la aaminsan yahay in lacagtii ugu badneyd uu ka sameeyey mudadii uu xilkaan hayey, waxaana Xasan dowladdiisa lagu eedeeyay musuq.


Xafiiska Shabakada Allbanaadirnews.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadirnews@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ads