Madaxweyne Farmaajo oo Amar Deg Deg ah Soo Saaray Muddo 15 Cisho Ahna u Qabtay in Lagu Keeno..

Madaxweyne Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo oo aan ku qanacsaneen amaan darida baahsan ee waayahan ku soo korodhay Muqdisho ayaa waxaa uu kulan deg deg ah la qaatay taliyaasha Ciidamada Amniga Dowlada.
Illo wareed ku sugan Madaxtooyada ayaa sheegaya in Madaxweyne Farmaajo uu digniinkama dambeys ah siiyay dhamaan saraakiisha Amniga ee uu kulank maanta uu la yeeshay.
Madaxweyanah ayaa ka dalbaday dhamaan taliyaasha amniga in ay tallo macquul ah oo uu qaadan karo ka keenaa sugida maniga islamarkaana uusan u dul qaadan doonin amniga xumida sii socota.

Farmaajo ayaa u cadeeyay Taliyaasha Amniga in uu go’aan ka qaadan doono hadii ay tallo kama dambeys ah ka keeni waayaan amni xumida Muqdisho ka socta ama wax laga badeli waayo.


Xafiiska Shabakada Allbanaadirnews.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadirnews@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ads