War Deg Deg ah oo Hada Naga Soo Gaaray Villa Somalia iyo Ku Dhawaaqista Goloha Wasiirada oo…

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in goor dhow lagu dhawaaqo Golaha Wasiirada cusub ee xukuumadda Soomaaliya.
Liiska Golaha Wasiirada ayaa diyaar ah, iyadoo xogheynta Xafiiska R/wasaaraha loo gacan geliyay si ay ugu diyaariso in la shaaciyo waqtiyada soo socda.
Golaha Wasiirada cusub oo ka kooban ku dhowaad 60 ayaa waxaa ku jira 25 wasiir, waxaana la hadal hayaa wejiyo cusub oo ku jiri doona iyo isbedel lagu sameeyay awood qeybsiga wasiirada muhiimka ah.
Saacadaha soo socda ayaa la filayaa in xukuumadda cusub ee R/wasaare Xasan Cali Kheyre la shaaciyo.
LASOCO WARARKA CUSUB:


Xafiiska Shabakada Allbanaadirnews.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadirnews@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ads